Listen to Kun Jeer Qosol Maalintaada by Iskilaaji

Kun Jeer Qosol Maalintaada

Iskilaaji

Reggae

9,852 Shazams

Lyrics

Dhaxaan gaadhkiyo xanuunka Jacaylkiyo kali ahaanta Is kaashanaynayoo samraynay Kalsoonina hiil bidaynay Dhaxaan gaadhkiyo xanuunka Jacaylkiyo kali ahaanta Is kaashanaynayoo samraynay Kalsoonina hiil bidaynay Kadeedkii wuu dhamadaay Kolkeeniba la gaadhay Koolkii farxada bilaabmay Nuurba mugdigii kaxeeyay Kadeedkii wuu dhamadaay Kolkeeniba la gaadhay Koolkii farxada bilaabmay Nuurba mugdigii kaxeeyay Riyadii waay kaamilowday Kalaamkii wuu dhaboobay Kaliyo laab farax aduunka Aday dadku kuu kaceene Kun jeer qosol maalintaada Riyadii waay kaamilowday Kalaamkii wuu dhaboobay Kaliyo laab farax aduunka Aday dadku kuu kaceene Kun jeer qosol maalintaada Dhaaya kulaankaga doona Nafbaa kaftaankaaga u xiista Kashkiyo maankad ku taalay Ayaa qira kaalintaada Dhaaya kulaankaga doona Nafbaa kaftaankaaga u xiista Kashkiyo maankad ku taalay Ayaa qira kaalintaada Inaad tahay kaaha nuura Kunbaan ifka laygu kaabayn Kasaay garashadu hagayso Dhismaha sow kuguma dooran Inaad tahay kaaha nuura Kunbaan ifka laygu kaabayn Kasaay garashadu hagayso Dhismaha sow kuguma dooran Riyadii waay kaamilowday Kalaamkii wuu dhaboobay Kaliyo laab farax aduunka Aday dadku kuu kaceene Kun jeer qosol maalintaada Riyadii waay kaamilowday Kalaamkii wuu dhaboobay Kaliyo laab farax aduunka Aday dadku kuu kaceene Kun jeer qosol maalintaada
Lyrics powered by www.musixmatch.com
instagramSharePathic_arrow_out