Lyrics

Laaleys cirkoo ku lixaadsamoo Dhirta curud dhashiyoo leexsataay Sida laan baxdoo ubax liicayso Luuley qalbigu kuu laacayaa Laaleys cirkoo ku lixaadsamoo Dhirta curud dhashiyoo leexsataay Sida laan baxdoo ubax liicayso Luuley qalbigu kuu laacayaa
Lyrics powered by www.musixmatch.com
instagramSharePathic_arrow_out