Listen to Harimaadee (feat. Sagalina) by ROBLE

Harimaadee (feat. Sagalina)

ROBLE

Rap

2,226 Shazams

Lyrics

Haybad iyo sharaf Dhaqan iyo Diin aslub iyo sidnaan Arlo iyo Bad Hidehena fiiri Dhaqankeena eeg Alla nagu maneysto waxan nahay Gob Qolxad iyo Waran Gaashaan iyo duco geesinimo adag awood iyo karti Ma gabado walle uma naxo cadaw gardariyo kibir baan la'igu aqoon Adeer Geeljir baan aho geyigu waa cagar caano iyo subag nimcad iyo Bashbash barakowday arladeno barwaaqowdaay baanankeenu Boqoran arooriya nin baan ahay adag Geesi Geesi dhalay hmm Haween ba ka Hooyo ah Iyaga no haybad ah sharaf beey no Yihin oo Hellada iyo dhantan Aynu ka tumana cadawgeena aado wooo Harimaadee hana haban hana haban, niman helaba maa hanbeynee Boqorow, Alla sidig dheh Harimaadee hana haban hana haban, niman helaba maa hanbeynee Galada same na gadhsi Fiiri Hablehena bilicdoodu xad ba ma leh Uma bahani muran iyagana Kobka leh Waayo dhaqan kama tagan waa Hooyo kale Niman taa ogeyn ba god dheer galay Rag ba sheegay inaan liite taa maa run ba? Mey maqal miya ninka caba karur gaal Una dhigmin ninka cad iyo qureyshta koraygan maqal ba malagi galay Asalkaygu waa qaali dadkayguna waa gob Arladaydu waa dahab suugaantaydu waa dab Uma bahni tartan awoodayda weynhadalkaygoo yar ban tarikh dheer qora Kii leh Taariikh iyo Dhaqan ba badhadhay ehmm Gundhatihisa ka tagin ba sareya run Imisu caadaw isku dayey inu Hidaheena u jaro gun Harimaadee hana haban hana haban, niman helaba maa hanbeynee Boqorey, Alla sidig dheh Harimaadee hana haban hana haban, niman helaba maa hanbeynee Galada same na gadhsi Maa hambeyno nin an helo gabigi Dhalin weye la timid Dhaqan shidan oo laga tago Dahaba Jahilnima cadaw ah, wax walba run modaa ragna ugu lita Hoow deh, dib u fiiri Taariikhdaada badh Hidahaga raac sumcadada weye Suugaantada kor u qaad Garo waxa tahay baro waxaad laheeyd asalkaaga hore Abahaga tagy Dhaqan kaga ku faan Sidnaan iyo jaceyl ceeb ma aleh gacan kali awood Ma leh Qabyaalad wanaag ma leh Soomaali wa mid Cadawgeena badan oo istakoor ba ka mid ah taana waxa kenay Dhaqankeenea ka tagid qiimaheena hoos u dhigid gumeystaayal u jabid Su'ashan haya igu noqotay dab, maxa sababy inad ismoodo Carab ado leh taarikh ka badan lix kun oo sano iyo badh shhhhhh Harimaadee hana haban hana haban, niman helaba maa hanbeynee Boqorow, Alla sidig dheh Harimaadee hana haban hana haban, niman helaba maa hanbeynee Galada same na gadhsi
Writer(s): Roble Muse Lyrics powered by www.musixmatch.com
instagramSharePathic_arrow_out