Lyrics

Uma qalantid qalbigaaga jabay uma qalantid Uma qalantid niyaadaada qasan uma qalantide Uma qalantid qisadani axda ah uma qalantide Uma qalantid qalbigaaga jabay uma qalantid Uma qalantid niyaadaada qasan uma qalantide Uma qalantid qisadani axda ah uma qalantide Uma qalantid qoomamiyo ciil uma qalantid Uma qalantid qiiro aan dhamaan uma qalantid Uma qalantid qofaan kuu tudheyn uma qalantid Uma qalantid qoomamiyo ciil uma qalantid Uma qalantid qiiro aan dhamaan uma qalantid Uma qalantid qofaan kuu tudheyn uma qalantid Dunidaad utahy qoraxdii shidee ha qarsoomin Qeyrkaa hormuud adigaa u eh ha qabsoomin Haka sugin qofnaba qosolkiyo farxada adaa qaas ulee Haka sugin qofnabaa Dunidaad utahy qoraxdii shidee ha qarsoomin Qeyrkaa hormuud adigaa u eh ha qabsoomin Haka sugin qofnaba qosolkiyo faraxda adaa qaas ulee Haka sugin qofnabaa Uma qalantid ilmadaada quban uma qalantid Uma qalantid hadalada qadhaadh uma qalantid Uma qalantid qasab iyo adeyg uma qalantid Uma qalantid ilmadaada quban uma qalantid Uma qalantid hadalada qadhaadh uma qalantid Uma qalantid qasab iyo adeyg uma qalantid Uma qalantid nabarada qarsoon uma qalantid Uma qalantid jismigaaga qalan uma qalantid Uma qalantid waa qadar allee uma qalantid Uma qalantid nabarada qarsoon uma qalantid Uma qalantid jismigaaga qalan uma qalantid Uma qalantid waa qadar allee uma qalantid Dunidaad utahy qoraxdii shidee ha qarsoomin Qeyrkaa hormuud adigaa u eh ha qabsoomin Haka sugin qofnaba qosolkiyo farxada adaa qaas ulee Haka sugin qofnabaa Dunidaad utahy qoraxdii shidee ha qarsoomin Qeyrkaa hormuud adigaa u eh ha qabsoomin Haka sugin qofnaba qosolkiyo faraxda adaa qaas ulee Haka sugin qofnabaa Haka sugin qofnaba qosolkiyo faraxda adaa qaas ulee Haka sugin qofnabaa
Lyrics powered by www.musixmatch.com
instagramSharePathic_arrow_out