Lyrics

Garo jacaylkaan Adaa i galiyee Naftan kuu goobaysan Haku gacan saydhin Garo jacaylkan huuno Adaa i galiyee hee dheh Naftan kuu goobaysan Haku gacan saydhin Nabsigu ma gaboobo Mar buu ku gaadaaye Kaalay garabkayga Gacan isii maanta Nabsigu ma gaboobo Mar buu ku gaadaaye Kaalay garabkayga Gacan isii heedhe Goortii aynu kulanay Googooska sheekada dheh Saw ma garanaysid Qosol ka gabax siisay Goortii aynu kulanay Googooska sheekada dheh Saw ma garanaysid Qosol ka gabax siisay Xiisihii i galay ahaa Wali ma uu guurin Goobtan imow hee dheh Hawsha ila giiji Xiisihii i galay macaan Wali ma uu guurin Goobtan imow hee dheh Hawsha ila giiji Garo jacaylkaan Adaa i galiyee Naftan kuu goobaysan Haku gacan saydhin Garo jacaylkaan wiiloow Adaa i galiyee hee dheh Naftan kuu goobaysan Haku gacan saydhin Geedaha oo ubax leh Xareed dhulka oo godaal ah Farxad la goohayno Galbisa aroos hee dheh Geedaha oo ubax leh Xareed dhulka oo godaal ah Farxad la goohayno Galbisa aroos hee dheh Guusha inaan gaadho Gar baan u leeyahay Ha iga yara gaabin Libin intaan gaadhin Guusha inaan gaadho Gar baan u leeyahay Ha iga yara gaabin Libin intaan gaadhin Garo jacaylkaan Adaa i galiyee Naftan kuu goobaysan Haku gacan saydhin Garo jacaylkan haaha Adaa i geliyee hee dheh Naftan kuu goobaysan Haku gacan saydhin Hahaa haaha Hohoo hooho Hehee heehe heehee Garoo jacayl Adaa i gali Yeyee yeeye yeeyee
Writer(s): Farhiya Fuuste Lyrics powered by www.musixmatch.com
instagramSharePathic_arrow_out