Lyrics

Ha haa Isa soo adkeey waraa Wazaa skoo kulahaa Mayee huu cabsi cabsi waaye Shaley waxaan joogay meel maantana meel Uma bixin nolosha mar bee noqotay jeel Dadka kuli haka wada sugin jaceel Waan yaraha laakiin fikirkeega waayeel Doqon ha dhageesan yeen ku dhihin saan yeel Noloasha haku dhameenin dheel dheel Waa inaad fikirtaa maalin iyo leel Jabkaage ku farxayaan Markaa legend tahay wee kaa naxayaan Qasab bee ku tahay waxee sameenyayaan Markaa u baahato wee ku xumeenayaan Somali baan ahay (yow) Saaxiib bahdil waan iskala weenahay Fanskeega waxaan dhahay waan isku leenahay Ilmo cuquboh Adoo kale waa kubaa isku huboh Waxaa tahay fadlan lacag ku shuboh Ayee ku tuboh Wajiga duuboh Naayaa dhuuboh (dhuubo) Waan dilaayaa car yaa duugo (duugo) Meedkiisa ku fugaa curuboo (gow) Isdaji mandhoow (maandhow) Waa kan ranbow (rambow) Magaalka bandow (bandow) Magafe danbow (danbow) Geedi shaambow (shambow) Macafiyo canbow (cambow) Ma cuno hamboow (hambo) Yaamboow Hehee Isdaji meedka ma sawo (waraa) Hada magaalka ka naso (aahey) Ani caruurta ma dhiso (boolo) Waa la fahmaa si kasto u labiso Isdaji meedka ma sawo (waraa) Hada magaalka ka naso boolo (aahey) Ani caruurta ma dhiso (aahey) Waa la fahmaa si kasto u labiso Shalay galab waxaa joogtay gadaashey (gadashey) Yaa kaa soo waalay walashey (walashey) Iishida xabaani Jawiga Marxabaani Walalkeyga taani Kulahaa wallee kan waa mucjiso rabaani You know am different Been kuma faanii Sharma ka sharma Maya caruurta waanii (waani) Jawiga ka jawi Hada muran uma baahni (uma baahni) Waxbo uma jeedo (hee) Waxee iga dharjiyeen geedo geedo (awoo) Kaalay bajaqey ha baqinee feedo (saas waay) Lukumaa body muruq iyo seedo (ehe) Waqtigaaga ha lumin Saxibadaa xun marna hala kulmin Sax iyo qaladna midna ha ku murmin Xaasid baa jira iska dhigo mu'min Qosol beena weeye ha ku qaldoomin Marba guriyaa Muqdisho ka seexataa (haa) Biilkaaga anaga naga saxataa (aa) Ceeb ma aha waa shaqeesataa Laakiin maantey ku heesataa Dhaqso waa inaad dirac soo gashataa Big mama dhexdana ma xirataa She is qatar taalagadee gadaa Haye maantana maxaa noo wadaa Hadee baratay xashiishkaba daa ba daa Waa maskiin sharma karbaash ka daa Nigga wuxuu dhahay caruurtaan igu daa Raapkana waxaa qorayaa anoo hurda Hadaan soo koco suuqa amuu gubtaa Ka qabo cunuga miruu ku duubtaa Sinta kuuma qaato maarta lugtaa Real waryaa lama rabo bugtaa Gobta gobga gobtaa hee gobtaa Ubaneeya waa kana libaaxa goobtaa Isku Xishoo (hee) Waa aniga saaxiib xidiga muqdisho (woo) Waxaan ku tusaa Mhh haa mhh aa inaa kaa keeno Furumaha qaar doqon lama fiirshoo Ituug marka hore kadib wajiga badalo Adaa iga tuugi jiray shalay ani talo Mana cafiyo midka afka ila galo Madfaceega kuu ku dhaco walee maba dhalo Balan weeye inaan madaxa idin ka galo (ahaa) Ciida hoos galo calankeega cirka lulo Gacmaha isku laab (haye) Cag mawa cuno ila dheel fara laab Isku noqo my nigga adilee isla yaab (ehehehee) Waji xuux waaxid Shaley waxaan joogay meel maantana meel Uma bixin nolosha mar bee noqotay jeel Dadka kuli haka wada sugin jaceel Waan yaraha laakiin fikirkeega waayeel Doqon ha dhageesan yeen ku dhihin saan yeel Noloasha haku dhameenin dheel dheel (aha caga dhigo) Waa inaad fikirtaa maalin iyo leel (caga dhigo bro caga dhigo) Isiiya leertaa Kuligood isku keena caruurta Ima gaartaan soo guurguurtaa Ciil dartii qaniin faruurtaa Xamar waan ku koray saxiib maya moortaa (haa) Adoo shidinaa shiday ani hortaa Meeshaan joogana maantana ma aragtaa Ma heelisid laakiin saan waa rabtaa Noocaga waxaan ugu wacaa fartaa Nacalka man aqanaa adhiga iyo habartaa Baarta baarta wiilka qabato vartaa Maxaa kugu dhacay yareey inkaartaa Ha is liidin adi iyo tabartaa Kan anuu hoostey ka qaraabtaa Miyaad hadashaa mise waad raaptaa (hey) Wuxu futo jilcanaa (ehe) Celsha ilmahaan ama waa fara xumeenaa Balan waaye raapkaan idin xumeenaa Iska dhaaf saan iyo waa u maleenaa Socdaal idin ka fiican cuuz wuu haleenaa Wuu qaboojinaa marna waa kululeenaa Africa saaxiib 1 ka galeenaa Dadka qaarkood waan bahdilnaa (mhh) Waa ku diginaa (haye) Waa burinaa (ay) Magaalada anagaa gilgilnaa Waa daminaa Waa shidnaa Af soomalina waan heenaa Gabdhahaan maan u daaheenaa Filin cabsi lee u daareenaa (ay) Mood baa ku jiraa ha i qasin Waa fahmaa waxbo ha u labisin Ciyaal weedo ha igu soo dhisin (ehee) Ilmahaan cesho yaanan kaa sawin (hehehe) Waraa adiga joog maa kaawa la ahay Bro caan waa tahaye caadi iska dhig ok Hadii kale meedka baxsaday kaa dhigaa Xabag camal waa ku guraa Waa ku soo gura geedaa kaa soo guraa Waraa boqol sano kadib kasoo fikir karbaashka Kadib inoo tahay yow Familkiina dhan iskugu taga Soo jawaaba
Writer(s): Barrington Neil, Sharma Boy Lyrics powered by www.musixmatch.com
instagramSharePathic_arrow_out