Lyrics

Hogosha roobkiyo Hilaac baxayay Hir doogleh iyo Horyaalkii duniday Harad bi'say tan ku hirtay Ku hirtay midan ku hirtay Halistii wadnahad haleesho Hagarlaay Hankaad kobcisaa hadeer godlade Heliyo hoobey Harmaynu galnaa hoy hoy hariyo deeq Hariyo deeqleh Halbowlaha dhiiga yartii hanatay Hogaanka naftayda hubaal noloshayda Yartii hubsataay hariyo habeen Waan haybshaa hariyo habeen Waan raadshaa Hanaaniyo asluubiyo Haybad dhalatay haraad tirtay Hamuun bisaay Horjoog adiga Hankayga dagee Hanfigii cashaqa ijiitoo Hagarlaay howshaynu Wadnaa hirgali doontee Heliyo hoobey hadmaynu Galnaa hoy hoy hariyo deeq Hariyo deeqle Halbowlaha dhiiga yartii hanatay Hogaanka naftayda hubaal noloshayda Yartii hubsataay hariyo habeen Waan haybshaa hariyo habeen Waan raadshaa
Writer(s): The Voice Lyrics powered by www.musixmatch.com
instagramSharePathic_arrow_out